Kumaandooska Soomaaliya oo burburiyay doon ay adeegsan jireen Al Shabaab

Ciidamada kumanaadooska Soomaaliya gaar ahaan kuwa Gorgor ayaa howlgal qorsheesan oo ka dhan ah Al Shabaab waxa ay ka fuliyeen tuulooyin hoostaga deegaanka Bariire ee gobolka Shabeelaha Hoose. Kumaandooska Gorgor ayaa howlgalka si gaar ah uga sameeyay tuulooyinka lagu magacaabo Tawakal iyo Balow, halkaas oo la sheegay in ay ku dhuumaaleestaan dagaalyahano katirsan kooxda Al … Continue reading Kumaandooska Soomaaliya oo burburiyay doon ay adeegsan jireen Al Shabaab